Waa sheeko gaaban oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.
Muqdisho waxa ay Deris la noqotay Cabsi ,Wel wel, Dagaalo, Dil, Dhac,
Baarkac, Qas, Bur bur, Baa ba’ Caburin Gaajo, Jahli, Cuduro.
Inta badan Qaraxyada waxa ay ka dhacaan Goobaha Dadka Rayidka ay
deganyihiin sida Goobaha Ganacsiga sida Suuqyada, Goobaha wax Barashada
Goobaha
Waxaad website-kan ka helaysaa sheekooyinka ugu yaab badan, Qisooyin iyo Mucjisooyin kaa yaabiya.
Nin Disti Bariisa kaga tuuray oo Xamar ka yaabiyay.
Dhacdo layaab leh ayaa waxay maanta ka dhacay magaaladda caasimadda
ah ee Muqdisho, iyadoo ay layaab iyo amakaag ay ku noqotay guud ahaan
shacabka ku dhaqan qeybaha kala duwan ee magaaladda Muqdisho.
Nin magaciisa ku sheegay Abuukar Bukeeni ayaa wuxuu
Nin magaciisa ku sheegay Abuukar Bukeeni ayaa wuxuu
Ruuxaad Jeceshahay Jinni looma naco sheeko dhab!
Sheekadaani waxay ku dhacdey gabadh somaliyeed waa sheeko dhab ah
waxayna ku bilaabanaysaa qisadeedii ku dhacday iyadoo ka sheekeynaysa sida tan:-Magaalada Balcad ee gobolka shabeelaha dhexe oo aan ku noolaa intii aan garaadsaday 4Jirkaygii ilaa 18-jirkaygii , halkaasoo aan ka bilaabay waxbarashadaydii aanan ku dhamaystay,
Mahad waxuu ka mid ahaa dhalinta
aan isla jaan qaadnay
Garoonka diyaaradaha Boorama oo laga helay Sun fuustooyin ku jirtay
Wararka ka imanaya magaalada Boorama ee gobalka Awdal ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha ee magaladas lagu arkay sun fuustooyin ku jirta
Suntan oo sadex fuusto ku jirta ayaa lasoo
Subscribe to:
Posts (Atom)