Halkan waxaan idiinku soo gudbinayaa 93 wado oo aad Lacag ku heli karto laaakiin waxay isku jiraan wadooyin fiican iyo in xun markaa waxaan rajaynayaa inaad raaci doonto wadooyinka fiicin.
1. shaqeeyso
2. wax baro
3. Ganacsi furo
4. Beer falo
5. Xoolo dhaqo
6. Kaluumaysato
7. Qoraa noqo
Waxaad website-kan ka helaysaa sheekooyinka ugu yaab badan, Qisooyin iyo Mucjisooyin kaa yaabiya.
Maahmhyo cusub oo jacaylka ku saabsan
1: Daaro ladhisiyo in yurub laga dagaa jaceyl laguma doon doono.
2: Farxad jaceyl iyo murugo caashaq waa is daba gurguurtaan.
3: Jahli iyo jaceyl ileyn looma jiifto.
4: Jaceyl lagaa janjeersaday jug laguma doondoono.
5: Jaceylkan cusub jaahiliintuu....
2: Farxad jaceyl iyo murugo caashaq waa is daba gurguurtaan.
3: Jahli iyo jaceyl ileyn looma jiifto.
4: Jaceyl lagaa janjeersaday jug laguma doondoono.
5: Jaceylkan cusub jaahiliintuu....
Sheeko gaaban: Maxaa iga qabsaday qaad – qaybta 1-aad
Waa duhur qoraxdu korkayga ayay qotontaa, falaadheheeda dhinbiisha ka
kululina dhakadayda ayay ku dhacayaan, dhidid aad dhareer moodo ayaa
dhafoorkayga ka tifiq laynaya. Mase dhaadani oo dhib ka weyn baa i
haysata. Ma waayin wax la cuno
Mucjiso aan arko tii iigu yaabka badnayd
Maah Maahyada ugu Cajiibsan ee Soomaalida halkan ka baro
1. Aadme la aragyaaba, dhib la arag.
2. Aan wada hadalno waa aan heshiino.
3. Aar qoyey dacawo la mood.
4. Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar.
5. Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana
2. Aan wada hadalno waa aan heshiino.
3. Aar qoyey dacawo la mood.
4. Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar.
5. Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana
ما حقيقة نزول الملائكة فوق الكعبة
Ilaahay baa og xaqiiqada in waxaa muuqdaa ay Malaaig tahay iyo in kale laakiin aduunkoo dhan sheekadani way gaadhay bal ila daawada.
Sheeko yaab leh oo dhex martay nin salaad subax ku socday iyo Shaydaan
Maalin maal
maha ka mid ah ayaa nin salaada subax u soo kacay isaga oo doonayo inuu
Masjid-ka ku tukado. dhar ayuu xirtay, kadib-na waysa qaatay, kadib-na
Misaajid-ka u anba baxay.
Jidkii dhexdiisa ayuu ku kufay
Qiisadi Tufaaxa .. Waa Qiso Cajiiba Oo Cibro Iyo Ku Dayasho Mudan By Laba-Baale
Maanta waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qiso ka mid ah qisooyinka ku saabsan ka cabsida ilaahay
Waa qisadii tufaaxa runtii waa qiso cajiiba oo ku dayasho iyo cibro mudan
Waxaa jiri jiray wiil yaroo dhalinyaro ah waxa uu baran jiray diinta waxa uu ka dhashay reer saboola
Maalin maalmaha ka mid ah
Waa qisadii tufaaxa runtii waa qiso cajiiba oo ku dayasho iyo cibro mudan
Waxaa jiri jiray wiil yaroo dhalinyaro ah waxa uu baran jiray diinta waxa uu ka dhashay reer saboola
Maalin maalmaha ka mid ah
Mucjisadii Dahsoonayd - waa qiso dhaba
Waa hore ayaa waxaa jiri jirtay sheeko dad badani maqleen asaan run ahaanshaheeda la ogeyn.
Waxaa la yiri: ``Waxaa jiray dhul aan la aqoon wax ku dhaqan iyo wax ka jira toona
Qiso la yaab leh: Aabo Gabadh uu dhaley looga helay Khamaar iyado 1-sano jirta hadana 17-sano jirta oo leysku heysto
Aduunyo Nin joogooow maxaa aragti ku laaban,Aabo u dhashay Dalka
Pakistaan ayaa intii uu noolaa,waxaa looga helay qamaar Gabadhiisa oo
markaas 1-sano jirtay,kadib markii uu iska bixin-waayey lacagtii
qamaarka oo uu ka helay Nin ay wada cayaareen Turub.
Aabahan oo awoodi waayey inuu deynta iska bixiyo,ayaa kula heshiiyay Ninkii Qamaarka ka helay inuu siinayo
Aabahan oo awoodi waayey inuu deynta iska bixiyo,ayaa kula heshiiyay Ninkii Qamaarka ka helay inuu siinayo
Nin loo haystay in uu dhintay oo soo toosay
dalka South Africa (koonfur Afrika) waxaan qisadan aad wax uga qoray
warbaahina caalamka. Mid tan la mida ayaa iyana ka dhacday dalka
Ruushka qiyaastii bil ka hor.
Nin da´diisu tahay 50 jir, oo u dhashay dalka koonfur Afrika, deggen tuulada LIbode ee gobolka Transkei region (Eastern Cape) Transkei ayaa waxaa qabatay oo ku dhacday xiiq adag, kadibbna uu miyir beelay. Reerkiisii markii ay arkeen in uu miyir beelay,
Nin da´diisu tahay 50 jir, oo u dhashay dalka koonfur Afrika, deggen tuulada LIbode ee gobolka Transkei region (Eastern Cape) Transkei ayaa waxaa qabatay oo ku dhacday xiiq adag, kadibbna uu miyir beelay. Reerkiisii markii ay arkeen in uu miyir beelay,
Dariiqa Janada Qiso mucjiso ah!
Maalinkasta
oo Jimce ah Salaada ka dib waxaa jiray Nin Iimaam ah iyo Inankiisa oo
11jir kuna Noolaa Magaalda Amistardan (Holand) ayaa waxa ay u bixi
jireen Jidadka iyo Guryaha Magaalada ay Deganaayeen ee Amistardam si ay
ugu qaybiyaan Kitub yar-yar oo Ciwaankoodu ahaa Dariiqa Janada Loo maro
iyo qaar kale oo iyaguna ka hadlaya
Qiso Naxdi Leh Oo Kusaabsan Facebook
maxmed Xaaji iyo Ifraax Xaaji oo ah labada qof ay ku dhacday qisadaan
murugada leh, labadaan qof waa walaalo kala bah ah (kala hooyo), Aabe
Xaaji wuxuu qabay laba dumar ah, labada dumar waxay kala dhaleen Maxamed
iyo Ifraax, waxaa coloobay oo is dagaalay labada dumar uu qubay aabe
Xaaji, waxaana dhex martay colaad xun kuna saleesan maseer, aabe xaaji
ma uusan xalin arinta colaada kala dhexeeso labadiisa xaas, intii uusan
xalin ayuu
Qiso jacayl oo cajiiba oo dhex martay wiil iyo gabadh soomaaliyeed
Qisadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala
magacaabo Cabdi iyo Hani, Cabdi ayaa ka waramaya
sidii ay wax u dhaceen, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:-
Jin Camera qabtay isagoo guri soo galaya
Jin Camera qabtay isagoo guri soo galaya acuudu bilaahi mina shaydaani rajiiim.
Bal sawirka daqiiqad yara eeg oo daawo waxa aad ka dhex aragto!
Bal sawirka daqiiqad yara eeg oo daawo waxa aad ka dhex aragto!
Qiso Jaceyl Oo Murugo leh
Magaalada
Balcad ee gobolka shabeelaha dhexe oo aan ku noolaa intii aan
garaadsaday 4Jirkaygii ilaa 18-jirkaygii , halkaasoo aan ka bilaabay
waxbarashadaydii aan ku dhamaystay, Mahad waxuu ka mid ahaa dhalinta aan
isla jaan qaadnay in kastoo uu iga waynaa mudo 8 sanadood haddana sida
aad ogtihiinba da’da raga iyo dumarka farqi baa u dhexeeya. Aan idiin
Bilaabo
Waraaqo Jacayl kuwii ugu khatarsanaa
Warqadaha ama fariimaha jaceylka waa mid ka mid ah waxyaabaha
uu ku istaago jaceyl baaxad weyn leh. halkaan waxaan kuugu soo
diyaarinay warqado dhowr ah oo jaceyl ah aqriso oo u dirso qofka aad
jeceshahy
Akshay Kumar Oo Qiso Cajiiba Oo Qosol Badan La Kulmay.
Akshay ayaa waxaa uu la kulmay qiso
qosol badan xili uu sameynaayay sawirada filimkaan, isagoo duubaayay
akshan ayaa waxa uu koray Mooto wuxuuna labistay dharka Booliska kadibna
waxa uu riday Xabad Bistoolo hortiisa waxaa soo socda laba oday oo
iyaguna Mootooyin wata wexeyna u maleeyeen in uu yahay askari
bursanaaya maxaayeelay waxa ay orod ku soo dhaafeen wadada si qalad ah,
labadii nin wey istaageen gacmahana kor u taageen iyadoo cabsiyi ku
jirto wexeyna ku dhawaaqeen hadalo cudur daar ah, wexeyna u heystaan
Akshay Boolis Bursanaaya oo
Sheeko cajiiba: Oday 120-sano jir ah oo u Dhashay Dalka Hindiya oo Guursaday Haweeney 60-jir
Oday 120-sano jir ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa guursaday haweeney 60-jir ah.
Hazi Abdul Noor oo ah odayga 120-sano jirka ah ayaa guursaday haweeney da’ 60 jirka h, oo lagu magacaabo Samoi Bibi, waxanaa guurkooda uu ka dhacay deegaanka Assam oo ka tirsan magaalada Karimganj ee gobolka Guwahati.
Arooska Noor iyo Bibi ayaa waxaa lagu marti-qaaday dad ka badan 100 qof iyadoo ay sidoo kale goobjoog ahaa
Hazi Abdul Noor oo ah odayga 120-sano jirka ah ayaa guursaday haweeney da’ 60 jirka h, oo lagu magacaabo Samoi Bibi, waxanaa guurkooda uu ka dhacay deegaanka Assam oo ka tirsan magaalada Karimganj ee gobolka Guwahati.
Arooska Noor iyo Bibi ayaa waxaa lagu marti-qaaday dad ka badan 100 qof iyadoo ay sidoo kale goobjoog ahaa
Guur-kii dhex maray Jinka iyo Insiga
Xasan Olol Jaamac waxa uu guursaday
gabadh Jin ah oo la yidhaahdo Aamina Suldaan, laakiin Xasan Olol Jaamac
waxay qisadani yaabka lihi ku dhacday oo ay la kulantay sannadkii
haweeney cunug mucjiso ah dhashay
Haweeneey ayaa waxaa ku dhashay cunug mucjiso ah oo aan laheyn suurada bani’aadamka.
Haweyneedaas
oo lagu magacaabo Faadumo Axmed Xasan ayaa cunug ay dhashay wuxuu
qaarka hore uga ekaa shimbirka dadka qaar ay u yaqaanaan GUUMEYSTA,
qaarna u yaqaanaan SHIMBIR LIBAAX wuxuuna qaarka dambe
SHEEKO YAAB LEH OO DHEX MARTAY JINNI MUSLIM AH IYO NIN SAXAFI AH!!!
Weli midkiin ma soo maray maalin uu kala dooran waayo inuu ooyo amase
qoslo? Xaqiiqada ayuu ka waramay qofki yiri balaayo waxaa ugu daran tan
kaa qoslisa . Taasi waa waxa aniga igu dhacay markuu gacantyda soo
galay kutub cinwaankiisu yahay
Subscribe to:
Posts (Atom)