Ahlan wasahlan saaxiib soo dhawaw ku soo dhawaw sheekooyin aad u xiiso badan oo ku raali galiya ood ku nasato waxna ka korodhsato, nagu soo kordhi talo ama sheeko mid kaad haysaba shukran. By: Eng Mohamed Abdi Mouse

Pages

haweeney cunug mucjiso ah dhashay

Haweeneey ayaa waxaa ku dhashay cunug mucjiso ah oo aan laheyn suurada bani’aadamka.

Haweyneedaas oo lagu magacaabo Faadumo Axmed Xasan ayaa cunug ay dhashay wuxuu qaarka hore uga ekaa shimbirka dadka qaar ay u yaqaanaan GUUMEYSTA, qaarna u yaqaanaan SHIMBIR LIBAAX wuxuuna qaarka dambe
ka lahaa muuqaal KALLUUN .
Cunugan oo noolaa mudo aad u yer ayaa ku dhintay meeshii uu ku dhashay oo lagu magacaabo IKRAAN CLINIC ayaa hooyadiis faadumo waxey sheegtay in ay siday 12 bilood uuna ahaa cunugii ugu cuslaa ee ay caloosha ku qaado.

Waxaa dad weynaha ku dhaqan magaalada muqdisho ay ku noqotay mucjiso aan wili la arag iyadoo ay haweeneydu sheegtay in mudadii ay laheyd uurkiisa lakulantay dhibaatooyin farabadan ayasan waligeed isku arag .

Sidoo kale waxeey noo sheegtay umulusadii haweeneeydaas xaalad ahaan in ay hadda wanaag san tahay

No comments:

Post a Comment