Ahlan wasahlan saaxiib soo dhawaw ku soo dhawaw sheekooyin aad u xiiso badan oo ku raali galiya ood ku nasato waxna ka korodhsato, nagu soo kordhi talo ama sheeko mid kaad haysaba shukran. By: Eng Mohamed Abdi Mouse

Pages

Maahmhyo cusub oo jacaylka ku saabsan

1: Daaro ladhisiyo in yurub laga dagaa jaceyl laguma doon doono.
2: Farxad jaceyl iyo murugo caashaq waa is daba gurguurtaan.
3: Jahli iyo jaceyl ileyn looma jiifto.
4: Jaceyl lagaa janjeersaday jug laguma doondoono.
5: Jaceylkan cusub jaahiliintuu....
uroontahay.
6: Jaceylkii kululaa ku galmaa loo rogay.
7: Jaceylku hadii uu hadlo haada maxkamadeed horaan buu calaf & dad la tiigsan lahaa.
8: Jaceyl kaa janjeero hanti laguma soo jiito.
9: Jug jaceyl nimeey gaartay jeenankiisu waa jowharadiiisa.
10: Jaceyl wadajir loo curiyay calankiisu adagaa.
11: Axdigii hore dhalanteedkii danbaa tirtiray.
12: Jaceyl faqiir laasimay kan taajirka ka kulul.
13: Eed jaceyl ileyn lamaanaha kama dhamaato.
14: Ruux mudo la eeganayay hadad yurub urarato raasumaalkaaga danbe reys maleh.
15: Talo hadeey kaa wareerto tahliil baa latuftaaaa.
16: Sahal kuma go’o jaceyl sadriga yuurarsaday.
17: Saasaanta jaceylka sida udgoonka qaanso roobaad.
18: Ruux la sagootiyay samir jaceyl sad uma aha.
19: Nabsi jacyl naruuuraduu kaa jaraaaa.
20: Waqtiga waakan isdaba yaaal jaceylna waa kan daba weecsan.
21: Sikasta oo looqoslaa saliga lagama dhaco.

1 comment:

  1. ''si kasta oo loo qoslo, salliga (cawda, dermada, gogosha) lagama dhaco.'' Anu tan ayaan ka helay. Ku mahadsanid maahmaahahaa aad nala wadaagtay.

    ReplyDelete