Ahlan wasahlan saaxiib soo dhawaw ku soo dhawaw sheekooyin aad u xiiso badan oo ku raali galiya ood ku nasato waxna ka korodhsato, nagu soo kordhi talo ama sheeko mid kaad haysaba shukran. By: Eng Mohamed Abdi Mouse

Pages

Sideeen Lacag ku helaa

Halkan waxaan idiinku soo gudbinayaa 93 wado oo aad Lacag ku heli karto laaakiin waxay isku jiraan wadooyin fiican iyo in xun markaa waxaan rajaynayaa inaad raaci doonto wadooyinka fiicin.

1. shaqeeyso
2. wax baro
3. Ganacsi furo
4. Beer falo
5. Xoolo dhaqo
6. Kaluumaysato
7. Qoraa noqo

8. Muqalas noqo
9. Baarlamaanka gal
10. Naag caruur badan dhashay oo yurub joogto guurso
11. Nayroobi tag oo dukaan ka furo
12. Dubay tag oo ganacsi ka furo
13. Maqaayad furo
14. Naag fanaanad ah guuso
15. Bas wade
16. Harqaanle noqo
17. Qaadwale noqo
18. Aqoonsi uraadi somaliland
20. NGO sameesyo
21. Qabqable noqo
22. Bakaaraha baqaar ka furo
23. Faroole dhinaca amniga ayaan kaala talinyaa ku dheh
24. ALshabaab ku dheh  BLACK LIST  USA Ayaan idinka soo saaraayaa
25. Ceelasha biyaha dadka joogo leen yurub ayaan idin hayaa ku dheh
26. Jagada madawx weynaha isku soo sharax
27. Sarifle noqo
28. Wariye noqo
29. Arinta KALSHAALE wax karaadso
30. Abaarahaan ka jira soomalia ka faa iidayso
31. Sheekh Shariif mar laab in uu isa soo sharaxo ku dhiiri geli
32. Dahable noqo
34. Meel marqaan furo (mafrash)
35. SHeekh noqo oo dadka Xajka iyo cumrada uwado
36. UNIVESRALTV qorshe ka gadmaayo ugeeyso
37. Webka amiin ARS  camal furo
38. Xawalad furo
39. SHaleemo furo
40. Goofkii awoowahaa ku laabo, dadkaada wax bar
41. Hubka ka ganacsigiisa biloow
42. Sirdoonak mareykanka ushaqo doono
43. Shirkad dhismo sameeyso
44. ALshaab ushaqo doono
45. Goob shidaal furo
46. Naag shidan guurso
47. Qof taajir ah saxiib la noqo
48. Farsamo yaqaan noqo
49. Paaltalk meel fiican ka qabso
50. Wadaad wax mehriyo noqo
51. SHirkad batroolka baarto geeyso Soomaaliya
52. Webside furo aad dadka iyo shirkadaha wax kagag qortid
53. Proferes noqo
54. Cilaan saar baro
55. Yuusuf Garad farsamadiisa baro
56. Qabiilada qaar ku dheh dhulkaas idinkaa leh
57. Xamar lama kala xigo dheh
58. Barakacayaasha qorshe uraadi
59. Naag duq ah guurso
60. Faalka ayaan aqaanaa dheh
61. Ganacsatada koofur afrika hub in aad qaadan kartaan ayaan idin soo dhameen karaa ku dheh
62. Sixiroole noqo oo naagaha ufaaliyo
63. Kaaba qabiilka adigaa reerka oday ka ah ku dheh
64. Kaab qabiilka u sheeg in reerkiisa la’aantiis la arkeen
65. Siyaasiga ku dheh arin xasaasi ayaan kuu hayaa
66. WFB  ceebtooda raadi oo sawir ka dabo qaado
67. Qabqablaha adigaa halkan leh iyo adigaa halkaa ku dhashay dheh
68. Xaalka Soomaaliya waa xumaaday, dad badan ayaan soo bara kacay ku dheh UNHCR
69. Siyaasiga sheekul sharaf ayaa tahay ku dheh
70. Idaacad furo
71. Been sheegid baro
72. Meel dharka lagu dhaqo furo
73. UK usoo guur
74. CALLING CARD gadidiis biloow
75. Ciyaartooy noqo
76. Dhulka Soomaaliya oo laka boobaayo ka qayb gal, bada ama beriga meel gado
77. Dastuurka qabyada ah  ushaqo doono
78. Tikniko sameeyso
79. Reerland ayaan sameeynayaa dheh
80. Jihaadka waa xaq ku dheh siyaasiyiinta qaar
81. AMISOM Soomaali ayaad tihiin dheh
82. 4,5 xaq ma ahan dheh
83. Ku dheh xildhibaan; aqoonyahanka baarlamaanka ugu sareeyo ayaad tahay
84. Kaganacsiga daroogada biloow
85. Hogaamiye ku dheh geesigii geeska afrika ayaad tahay
86. Naagtaada quruxleey ayaad tahay ku dheh
87. Tony Blair dhaqanka islaamka ayaad taqaanaa ku dheh
88. Obama ninka qaringaan 21 ayad tahay ku dheh
89. Jiim gal si jirkaada aad udhisto
90. Baro farsamada qalabka dagaalka
91. Qof halyeey ayaad tahay ku dheh
92. Janaraal darajadiisa xiro
93. Daawooyinka dhacay geey Soomaaliya

No comments:

Post a Comment