Ahlan wasahlan saaxiib soo dhawaw ku soo dhawaw sheekooyin aad u xiiso badan oo ku raali galiya ood ku nasato waxna ka korodhsato, nagu soo kordhi talo ama sheeko mid kaad haysaba shukran. By: Eng Mohamed Abdi Mouse

Pages

Garoonka diyaaradaha Boorama oo laga helay Sun fuustooyin ku jirtay





 Wararka ka imanaya magaalada Boorama ee gobalka Awdal ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha ee magaladas lagu arkay sun fuustooyin ku jirta
Suntan oo sadex fuusto ku jirta ayaa lasoo
dhigay garoonka diyaaradaha waxaana suntaa la tusay guddoomiyaha gobolka Awdal oo ay wehliyeen isku duwayaasha caafimaadka iyo beeraha ee gobolka Awdal
Sunta waxaa ladhigay garoonka dhexdiisaa waana looga dhuntay lamana garanayo cida garoonka dhigtay suntan
Isku duwaha caafimaadka Cabdiraxmaan Jaamac Haaddi ayaa usheegay saxaafada in arintani ay tahay mid halis ah waxaana uu tilmaamay in suntan ay tahay nuuca halista ah
Shaki ayaa jira ku aadan in ay arintaan kadambeyn karaan shaqaalaha garoonka qaar
 

No comments:

Post a Comment