Ahlan wasahlan saaxiib soo dhawaw ku soo dhawaw sheekooyin aad u xiiso badan oo ku raali galiya ood ku nasato waxna ka korodhsato, nagu soo kordhi talo ama sheeko mid kaad haysaba shukran. By: Eng Mohamed Abdi Mouse

Pages

Mucjisadii Dahsoonayd - waa qiso muscjiso ah oo markaad akhrido Maduxu ku xanuuni doono


Waa hore ayaa waxaa jiri jirtay sheeko dad badani maqleen asaan run ahaanshaheeda la ogeyn. 
Waxaa la yiri: ``Waxaa jiray dhul aan la aqoon wax ku dhaqan iyo wax ka jira toona

, xilliguna aad ayuu uga fogaa maantadaan dunida la inoo sheego dadka ku nool tirsigiisa, bahallada, cayayaanka, iyo dhammaan waxaa noole jira oo dhan tabta ay u nool yihiin. Waxaa la sheegay in ay meeshu ku oollayd bad dhexdeed oo Jasiirad yar ay ahayd. Cidina ma ay tegin waligeed sida ay sheegeen dadkii halkaas berriga uga dhawaa oo qiyaastii

MA QARXISAY BAMBADII? Dhacdo La Yaab Leh Oo Ka Dhacday Muqdisho.

Waa sheeko gaaban oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.
Muqdisho waxa ay Deris la noqotay Cabsi ,Wel wel, Dagaalo, Dil, Dhac, Baarkac, Qas, Bur bur, Baa ba’ Caburin Gaajo, Jahli, Cuduro.

Inta badan Qaraxyada waxa ay ka dhacaan Goobaha Dadka Rayidka ay deganyihiin sida Goobaha Ganacsiga sida Suuqyada, Goobaha wax Barashada Goobaha

Nin Disti Bariisa kaga tuuray oo Xamar ka yaabiyay.

Dhacdo layaab leh ayaa waxay maanta ka dhacay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo ay layaab iyo amakaag ay ku noqotay guud ahaan shacabka ku dhaqan qeybaha kala duwan ee magaaladda Muqdisho.
Nin magaciisa ku sheegay Abuukar Bukeeni ayaa wuxuu

Ruuxaad Jeceshahay Jinni looma naco sheeko dhab!

Sheekadaani waxay ku dhacdey gabadh somaliyeed waa sheeko dhab ah
waxayna ku bilaabanaysaa qisadeedii ku dhacday iyadoo ka sheekeynaysa sida tan:-

Magaalada Balcad ee gobolka shabeelaha dhexe oo aan ku noolaa intii aan garaadsaday 4Jirkaygii ilaa 18-jirkaygii , halkaasoo aan ka bilaabay waxbarashadaydii aanan ku dhamaystay,

Mahad waxuu ka mid ahaa dhalinta aan isla jaan qaadnay

Garoonka diyaaradaha Boorama oo laga helay Sun fuustooyin ku jirtay





 Wararka ka imanaya magaalada Boorama ee gobalka Awdal ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha ee magaladas lagu arkay sun fuustooyin ku jirta
Suntan oo sadex fuusto ku jirta ayaa lasoo

Sideeen Lacag ku helaa

Halkan waxaan idiinku soo gudbinayaa 93 wado oo aad Lacag ku heli karto laaakiin waxay isku jiraan wadooyin fiican iyo in xun markaa waxaan rajaynayaa inaad raaci doonto wadooyinka fiicin.

1. shaqeeyso
2. wax baro
3. Ganacsi furo
4. Beer falo
5. Xoolo dhaqo
6. Kaluumaysato
7. Qoraa noqo

Maahmhyo cusub oo jacaylka ku saabsan

1: Daaro ladhisiyo in yurub laga dagaa jaceyl laguma doon doono.
2: Farxad jaceyl iyo murugo caashaq waa is daba gurguurtaan.
3: Jahli iyo jaceyl ileyn looma jiifto.
4: Jaceyl lagaa janjeersaday jug laguma doondoono.
5: Jaceylkan cusub jaahiliintuu....

Sheeko gaaban: Maxaa iga qabsaday qaad – qaybta 1-aad

Waa duhur qoraxdu korkayga ayay qotontaa, falaadheheeda dhinbiisha ka kululina dhakadayda ayay ku dhacayaan, dhidid aad dhareer moodo ayaa dhafoorkayga ka tifiq laynaya.  Mase dhaadani oo dhib ka weyn baa i haysata. Ma waayin wax la cuno

Mucjiso aan arko tii iigu yaabka badnayd

 Alxamadu lilaahi rabil caalamiiin ilaahaw adigaa mahadaa leh ilaahoow adaa qaadira yaa rabi walaalayaal aan wax ku qaadano mucjisadan walaalayaal ilaahay quduradiisa wuxuu inoo tusayaa inaan wax ku qaadano ilaahoow noo danbi dhaaf yaa rabbi.

Maah Maahyada ugu Cajiibsan ee Soomaalida halkan ka baro

1. Aadme la aragyaaba, dhib la arag.
2. Aan wada hadalno waa aan heshiino.
3. Aar qoyey dacawo la mood.
4. Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar.
5. Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhakhsadana

ما حقيقة نزول الملائكة فوق الكعبة



Ilaahay baa og xaqiiqada in waxaa muuqdaa ay Malaaig tahay iyo in kale laakiin aduunkoo dhan sheekadani way gaadhay bal ila daawada.

Sheeko yaab leh oo dhex martay nin salaad subax ku socday iyo Shaydaan

Maalin maal maha ka mid ah ayaa nin salaada subax u soo kacay isaga oo doonayo inuu Masjid-ka ku tukado. dhar ayuu xirtay, kadib-na waysa qaatay, kadib-na Misaajid-ka u anba baxay. Jidkii dhexdiisa ayuu ku kufay

Qiisadi Tufaaxa .. Waa Qiso Cajiiba Oo Cibro Iyo Ku Dayasho Mudan By Laba-Baale

Maanta waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qiso ka mid ah qisooyinka ku saabsan ka cabsida ilaahay
Waa qisadii tufaaxa runtii waa qiso cajiiba oo ku dayasho iyo cibro mudan
Waxaa jiri jiray wiil yaroo dhalinyaro ah waxa uu baran jiray diinta waxa uu ka dhashay reer saboola
Maalin maalmaha ka mid ah

Mucjisadii Dahsoonayd - waa qiso dhaba


Waa hore ayaa waxaa jiri jirtay sheeko dad badani maqleen asaan run ahaanshaheeda la ogeyn.
Waxaa la yiri: ``Waxaa jiray dhul aan la aqoon wax ku dhaqan iyo wax ka jira toona

Qiso la yaab leh: Aabo Gabadh uu dhaley looga helay Khamaar iyado 1-sano jirta hadana 17-sano jirta oo leysku heysto

Aduunyo Nin joogooow maxaa aragti ku laaban,Aabo u dhashay Dalka Pakistaan ayaa intii uu noolaa,waxaa looga helay qamaar Gabadhiisa oo markaas 1-sano jirtay,kadib markii uu iska bixin-waayey lacagtii qamaarka oo uu ka helay Nin ay wada cayaareen Turub.

Aabahan oo awoodi waayey inuu deynta iska bixiyo,ayaa kula heshiiyay Ninkii Qamaarka ka helay inuu siinayo

Nin loo haystay in uu dhintay oo soo toosay

dalka South Africa (koonfur Afrika) waxaan qisadan aad wax uga qoray warbaahina caalamka. Mid tan la mida ayaa iyana ka dhacday dalka Ruushka qiyaastii bil ka hor.

Nin da´diisu tahay 50 jir, oo u dhashay dalka koonfur Afrika, deggen tuulada LIbode ee gobolka Transkei region (Eastern Cape) Transkei ayaa waxaa qabatay oo ku dhacday xiiq adag, kadibbna uu miyir beelay. Reerkiisii markii ay arkeen in uu miyir beelay,

Dariiqa Janada Qiso mucjiso ah!

 Maalinkasta oo Jimce ah Salaada ka dib waxaa jiray Nin Iimaam ah iyo Inankiisa oo 11jir kuna Noolaa Magaalda Amistardan (Holand) ayaa waxa ay u bixi jireen Jidadka iyo Guryaha Magaalada ay Deganaayeen ee Amistardam si ay ugu qaybiyaan Kitub yar-yar oo Ciwaankoodu ahaa Dariiqa Janada Loo maro iyo qaar kale oo iyaguna ka hadlaya

Qiso Naxdi Leh Oo Kusaabsan Facebook

maxmed Xaaji iyo Ifraax Xaaji oo ah labada qof ay ku dhacday qisadaan murugada leh, labadaan qof waa walaalo kala bah ah (kala hooyo), Aabe Xaaji wuxuu qabay laba dumar ah, labada dumar waxay kala dhaleen Maxamed iyo Ifraax, waxaa coloobay oo is dagaalay labada dumar uu qubay aabe Xaaji, waxaana dhex martay colaad xun kuna saleesan maseer, aabe xaaji ma uusan xalin arinta colaada kala dhexeeso labadiisa xaas, intii uusan xalin ayuu

Qiso jacayl oo cajiiba oo dhex martay wiil iyo gabadh soomaaliyeed

Qisadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Cabdi iyo Hani, Cabdi ayaa ka waramaya sidii ay wax u dhaceen, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:-

Jin Camera qabtay isagoo guri soo galaya

Jin Camera qabtay isagoo guri soo galaya acuudu bilaahi mina shaydaani rajiiim.
Bal sawirka daqiiqad yara eeg oo daawo waxa aad ka dhex aragto!

Qiso Jaceyl Oo Murugo leh

qasadani waxay ku dhaccday gabadh soomaaliyeed iyadaana ka sheekaynaysa waxayna ku bilawday: -
Magaalada Balcad ee gobolka shabeelaha dhexe oo aan ku noolaa intii aan garaadsaday 4Jirkaygii ilaa 18-jirkaygii , halkaasoo aan ka bilaabay waxbarashadaydii aan ku dhamaystay, Mahad waxuu ka mid ahaa dhalinta aan isla jaan qaadnay in kastoo uu iga waynaa mudo 8 sanadood haddana sida aad ogtihiinba da’da raga iyo dumarka farqi baa u dhexeeya. Aan idiin Bilaabo

Waraaqo Jacayl kuwii ugu khatarsanaa

Warqadaha ama fariimaha jaceylka waa mid ka mid ah waxyaabaha uu ku istaago jaceyl baaxad weyn leh. halkaan waxaan kuugu soo diyaarinay warqado dhowr ah oo jaceyl ah aqriso oo u dirso qofka aad jeceshahy

Akshay Kumar Oo Qiso Cajiiba Oo Qosol Badan La Kulmay.

Akshay ayaa waxaa uu la kulmay qiso qosol badan xili uu sameynaayay sawirada filimkaan, isagoo duubaayay akshan ayaa waxa uu koray Mooto wuxuuna labistay dharka Booliska kadibna waxa uu riday Xabad Bistoolo hortiisa waxaa soo socda laba oday oo iyaguna Mootooyin  wata wexeyna u maleeyeen in uu yahay askari bursanaaya maxaayeelay waxa ay orod ku soo dhaafeen wadada si qalad ah, labadii nin wey istaageen gacmahana kor u taageen iyadoo cabsiyi ku jirto wexeyna ku dhawaaqeen hadalo cudur daar ah, wexeyna u heystaan Akshay Boolis Bursanaaya oo

Sheeko cajiiba: Oday 120-sano jir ah oo u Dhashay Dalka Hindiya oo Guursaday Haweeney 60-jir

Oday 120-sano jir ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa guursaday haweeney 60-jir ah.
Hazi Abdul Noor oo ah odayga 120-sano jirka ah ayaa guursaday haweeney da’ 60 jirka h, oo lagu magacaabo Samoi Bibi, waxanaa guurkooda uu ka dhacay deegaanka Assam oo ka tirsan magaalada Karimganj ee gobolka Guwahati.
Arooska Noor iyo Bibi ayaa waxaa lagu marti-qaaday dad ka badan 100 qof iyadoo ay sidoo kale goobjoog ahaa

Guur-kii dhex maray Jinka iyo Insiga

Xasan Olol Jaamac waxa uu guursaday gabadh Jin ah oo la yidhaahdo Aamina Suldaan, laakiin Xasan Olol Jaamac waxay qisadani yaabka lihi ku dhacday oo ay la kulantay sannadkii

haweeney cunug mucjiso ah dhashay

Haweeneey ayaa waxaa ku dhashay cunug mucjiso ah oo aan laheyn suurada bani’aadamka.

Haweyneedaas oo lagu magacaabo Faadumo Axmed Xasan ayaa cunug ay dhashay wuxuu qaarka hore uga ekaa shimbirka dadka qaar ay u yaqaanaan GUUMEYSTA, qaarna u yaqaanaan SHIMBIR LIBAAX wuxuuna qaarka dambe

SHEEKO YAAB LEH OO DHEX MARTAY JINNI MUSLIM AH IYO NIN SAXAFI AH!!!

Weli midkiin ma soo maray maalin uu kala dooran waayo inuu ooyo amase qoslo? Xaqiiqada ayuu ka waramay qofki yiri balaayo waxaa ugu daran tan kaa qoslisa . Taasi waa waxa aniga igu dhacay markuu gacantyda soo galay kutub cinwaankiisu yahay

Nin gabdho & hooyadood isla guursadey caruurna ka dhalay

La yaabka aduunka ee subax kasta aan soo tabino maalinba dunida gees ka mid ah ayuu ka soo sheegaa dhacdooyin qaarkood bini’aadamku ay sida xayawaankii u dhaqmayaan.

Ma halagaa sheegaa, ma diin la’aan & caqiido la’aanbaa , ma dhaqan xumo & fasahaad baa ?, tu ay tahayba dhacdo aan sheeko & shaahid midna dunida loo soo warin ayaan ka soo tabinaynaa maanta wadanka Brazil ka dib markii nin 90 sani jir ah uu 50 caruur ah ka dhalay afar dumar ah oo sadex ka mid ah ay yihiin